Shir looga Arrinsanayo sidii kor logu qaadi lahaa Bilicda oo ka furmay magaalada Baydhabo.

0
268

Shirkaan oo Looga Hadley sidii kor logu qaadi lahaa bilicda magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka soo geyb galey kusimaha Gudoomiyaha degmada Baydhabo ahna guddoomiye ku xigeenka amniga iyo arrimaha siyaasadda degmada Baydhab asagoona ugu baaqey bulshada iney qeyb ka qaataan ololaha dib usoo celinta bilicda magaalada.

Warkung Waliba nig haayte.Rahmey Salaad Abdilaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here