Wiil dhalinyaro ah oo horumar ka sameeyay sameynta mooto bajaajta kadib 7 sano oo ku jiray farsamadaasi.

0
279

Xasan Maxamed Aadan waa wiil 17 sano jir ah waa xirfad leh ka shaqeysta sameynta mootooyinka bajaajyada loo yaqaano waxaa uu mootooyinka ku farsameyaa mid kamid ah garaashyada ku yaala Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay.

Warkung Waliba nig haaye Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here