Gudoomiyaha Degmada Waajid Maxamed Macalin Yuusuf oo ka hadley saameynta abaarta & biyo yarida kajirta Degmadaas.

0
388

Waxaa sii xoogeysanayaa xaaladaha bini’aadinimo eek a jirta Degmada waajid ee gobolka bakool taasi oo xiligaai ka taagan abaar sameysay dadka iyo xoolaha iyadoona weli ay jiraan dad hor leh oo ku soo barkacaya degmadaasi taasi oo dhib weyn ku sii ah dadkii kale eek u noolaa Degmada Waajid.

Warkung Waliba nig haaye Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here