Kawaan weynaha Magaalada Baydhabo ayaa boqolaal qofood ugu ganacsadaan siyaabooyin kala duwan kuwaasi oo ku iibiya Hilibka iyo qudaarta noocyadooda kala duwan, dadka ku ganacsada ayaa waxaa ku jiraa kuwo ku soo bar baaray iyo kuwo hadda ku jira in ay ku ganacsadaan.
Warkung Waliba nig haaye Siidcali Muuse Ateera