Tartanka Gool Dhalinta Yurub Oo Meel Xiiso Leh Maraysa.

0
253

Tartanka Gool dhalinta kabta dahabka ee qaarada yurub ayaa meel xiiso leh maraya iyada oo ay xiddigo badan dhaliyeen goolal badan horyaalada waaweyn ee qaarada yurub.

Xiddiga kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa sidii caadada ahayd hogaaminaya gool dhalinta yurub isaga oo dhaliyay 16 gool isla markaas leh 32 dhibcood.

Robert Lewandowski Ayaa 3 gool ka horeeya xiddiga ugu soo dhaw ee Lazio Ciro Immobile kaas oo leh 13 gool ilaa haatan xilli ciyaareedka horyaalka Serie A-da.

Waxa kaalinta 3-aad ku jira xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah isaga oo la goolal ah Immobile si la mid ah xiddiga kooxda Fiorentian ee Dusn Vlahovic kaas oo leh 13 gool.

Hadaba Halkan Hose kaga bogo xiddigaha ugu goolasha badan horyaalada qaarada yurub.

 

  • Robert Lewandowski (Bayern Munich) – 16 goals (32 Dhibcood)
  • Ciro Immobile (Lazio) – 13 goals (26 Dhibcood)
  • Mohamed Salah (Liverpool) – 13 goals (26 Dhibcood)
  • Dusan Vlahovic (Fiorentina) – 13 goals (26 Dhibcood)
  • Patrick Schick (Bayer Leverkusen) – 12 goals (24 Dhibcood)
  • Karim Benzema (Real Madrid) – 12 goals (24 Dhibcood)
  • Erling Haaland (Borussia Dortmund) – 11 goals (22 Dhibcood)
  • Giovanni Simeone (Verona) – 11 goals (22 Dhibcood)
  • Jonathan David (Lille) – 11 goals (22 Dhibcood)
  • Vinicius Junior (Real Madrid) – 10 goals (20 Dhibcood)

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here