Gudoomiyaha Gobolka Bakool Shiina Macalin Nuurow oo Ku Wareejiyey Gaariga ay Ku Socodaan Dadka Naafada ah Salaada Cabdinuur

0
444

Salaada Cabdinuur oo kamid ah dadka naafada ah ee ku Nool Magalada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa ah Hooya La il Daran Baahiyaha Gaarka ah Ayidoona Mudo Fara Badan Ku Nooleyd Daruufo Kala Duwan Balse Hooya Salaada ayaa Waxaa Gudoomiyaha Gobolka Bakool Shiina Macalin Nuurow Ku Wareejiyey Gaariga ay Ku Socodaan Dadka Naafada ah Taasi Oo Aheyd Mid ah Baahi Weyn u Qabtey.

Warkung Waliba nig haayte.Rahmey Salaad Abdilaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here