Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka KGS Oo shir Gudoomiyey shirka Gudiga Marin uhelida Cadaaladda KGS.

0
351

Wasaarada Cadaaladda Arrimaha Garsoorka DG KGS iyo hey’ada EAJ ayaa maanta u qabsoomay shirkii ahaaa (expanding access to justice). Fidinta Helitaanka adeega Cadaaladda iyo hannaanka loo maro. Wasaarada Cadaaladda iyo Garsoorka DG KGS kaasoo ka dhacay Hoolka Ruun Jinaaad baydhaba.

Warkung Waliba nig haayte.Abdiqaadir Mad Nuurow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here