Aqoonta markaad maqasho waxyaabo badan ayaa maskaxdaada kusoo dhacaya. Aqoon macnaheedu waa faham ka ama barashada wax lagaranayo, aqoonta waxa loo bartaa si aad wax uga ogaatid waxyaabaha kugu hareeraysan
Abduweli yacguub waa wiil dhalinyaro ah oo wax bartey dhowaan ayaa magaalada baydhbo ku soo bandhigey buug looga magac darey Aqoonyahan dulman Xili uu Wareysi sinaayey radio Arlaadi ayaa waxaa uu sharxey Buuga waxaa uu ka hadlaayo
Halkan Hoose Ka Dhageyso