Munasabad Lagu Xusayey Maalinta Naafada Aduunka Ayaa Maanta Lagu Qabtey Magaalada Baydhabo.

0
305

Sanad Walbo Sedax Bisha December Waxaa Guud ahaanba Caalamka Looga Dabaal Degaa Maalinta Naafada Aduunka Waxaana Magalada Baydhabo Lagu Qabtey Munaasabada Looga Dabaal degaayey Maalinta Naafada Aduunka Taasi Oo Soo Qaban Qaabisey Wasarada Haweenka Xaquuqal Insaanka Dowlada Goboleedka KGS .

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here