Kulan Lagu Dhiira-gelinayey Xaqiijinta Qoondada Haweenka 30% Iyo Ka Qeyb Qalkooda Siyasada Dalka oo Maanta Lagu Qabtey Magaalada Baydhabo

0
344

Kulan Lagu Dhiira-gelinayey dumarka musharixiinta Xaqiijinta Qoondada Haweenka 30% Iyo Ka Qeyb Qalkooda Siyasada Dalka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Maamulka Koonfur Galbeed
Waxaan ka soo qeeyb galey qaar kamid ah haweenka Musharixiinta ,Ururada bulshada rayidka , xubino ka socodo wasaradaha maamulka koonfur Galbeed soomaaliya Gudoomiyaha haweenka degamada iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Koonfur Galbeed.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here