Odey Maxamed Xasan waa 60 sano jir 40 sano wuxuu ka shaqeyaa misaanka dadka lagu cabiro.

0
282

Maxamed Xasan Maxamed oo da’diisa ay tahay 60 sano jira xooga mareynta nolashiisa waxey ku tiirsan tahay beer roobaad uu ku leeyahay degaanka Aw-diinle, mu’adan misaajid iyo maalmo uu suuqa degaanka uu latago miisaankiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here