Wasaarada Waxbarashada KG Oo Sheegtay in ay wado Qorsho Lagu tayeynayo Waxbarashada Jaamacadaha KG

0
380

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka kooban 3 gobol ayay wasarad waxbarshada maamulka waxay sheegtay in 14 jaamacadood ay ka dhisan yihiin Magalooyinka waaweyn ee mamulka kuwaasi oo ay buxiyeen baahiyaha Jamacdeed ay gabeen Ardayda ku nool Deegaanada Koonfur Galbeed.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here