Munaasabad ay Ku Qalin Jabinayeen Ardey Baratey Xifdinta Qur’aanka Kariimka Oo Baydhabo lagu Qabtey.

0
319

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka wasaaradda diinta iyo arimaha awqaafta KG, gudoomiyaha midowga iskuulada nidaamiga Magaalada Baydhabo, culuma’udiin, maclimiin, waalidiin iyo marti sharaf kale oo lagu casuumey ayaa ka soo qeyb gashey munaasabad ay ku qalan jabinayeen ardey baratay xifdinta Qur’aanka kariimka,ardeydaaso oo ka baxdey dugsiga Umu Qura ee Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here