Koox Ingiriiska Ah Oo Wadahadallo Wax Ku Ool ah La Furtay Wakiilka Benzema

0
303

Ilo wareedyo ay qorayaan saxaafadda Ingiriiska ayaa sheegaya in mid ka mid ah kooxaha Ingiriiska ay xariir la sameeyeen wakiilka Benzema ayna kala hadleen suura galnimada ah in uu yimaado horyaalkaas

Laacibkaas ku jira bandhigga wacan tan iyo markii Ronaldo uu kooxdaas ka huleelay 2018-dii waxa uu ka mid  yahay xiddigaha Real ay ku tiirsan tahay

Wargeyska El Nacional  ayaa qoraya in saraakiil Man City ah ay kulan la qaateen wakiilka Benzema kaasi oo saacado badan qaatay

Ciy waxa ay baadi goobysa lambar 9 buuxa kaasi oo badel u noqda bixitaankii Aguero , waxa ayan xagagaii ku fashilmeen saxiixa Harry Kane

Warka waxa uu sheegaya in wakiilka Benzema uu sood haweeyay fikradad ah in laacibka yimaado ingiriiska waxa  uuna ku war giliyay City in laacibka uu dib ugu laaban doonoBenzema  ayaa xilli ciyaareedkaan ka qeyb qaatay 23 gool dhamaan tartamadaka dib 17 kulan , waxa uu dhaliuyay 15 gool halka 8 kala uu caawiye ka ahaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here