Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dadyowga ku nool Deegaanada Koonfur Galbeed soomaaliiya waxay ganacsigooda ku tiirsan yahay dhaqashada xoolaha iyo Beeraha, wana meesha ugu badan gobolada dalka xoolo nool laga dhoofiyo
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Maamulka Koonfur-Galbeed soomaaliya oo ka masuul ah aariimaha xoolaha deeganada Dowlada Gobolleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegtay inay si habsami leh ay u socto howsha wasaarada loo igmada sida ay u bixiso dawooyinka xoolaha iyo sida ugu wanagsan wax soosarka xoolaha loo tayeyn lahaa.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi