Gudiga Barakacayaasha KG Oo Hay’adaha Ugu Baaqey Inay Gargaar Gaarsiiyaan Bulshada ay Abaartu Saameysey

0
217

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Abdiqaadir Cali Gudoomiyaha Gudiga Barakacayaasha Koonfur Galbeed Oo shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay arimaha abaaraha ee ka jira qaar ka mid ah deegaanada Koonfur galbeed.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here