Maalinta Caalamiga ah ee Sonkorowga Aduunka Oo Maanta Dunida laga xusayo.

0
244

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maalinta Sonkorowga Adduunka ayaa Waxaa Sanada Welba La Xusa 14 November, Tobankii sano ee la soo dhaafay, faafitaanka cudurka macaanka ayaa si degdeg ah ugu kacay wadamada dhaqaalahoodu hooseeyo iyo kuwa dhexdhexaadka ah marka loo eego wadamada dakhligoodu sarreeyo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here