Gudoomiyaha Cusub Ee Dhalinyarada Gobolka Baay Oo Ka Hadley Qorshaha Uga Degsan Arimaha Dhalinyarada.

0
262

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Cabdifataax axmed Aadan “ Baastey” dhawaan ayaa loo magacaabey gudoomiyaha Ururka dhalinyarada gobolka baay si loo dar dar galiyo ka warqabka iyo horumarinta dhalinyarada gobolka baay ee koonfur galbeed.

Cabdifataax baastey oo wareysi sinaayay Arlaadi Raadiyow ayaa sheegey in qorshihiisa ugu horeeyo uu yahay sidii dhan weliba loogu horumarin lahaa dhalinyarada si ay u garaan isku filnaansho oo dhankooda ah.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here