Mid ah Dhalinyerada Ka Shaqeysta Xirfadaha Gacanta Oo Ka Warbixiyey Halka Uu Ka Soo Bilaawey Shaqadiisa Sida ay Hada Tahay.

0
218

Ali Maxamed Aadan Waxaa Uu Ka Mid Yahay Dhalinyerada Mudo Ku Dhow Dhowr Sano Ku Nool Magaalada Baydhabo Waxaana Uu Soo Qabtey Shaqooyin Kala Duwan Oo Ay Qeyb Ka aheyd Aseylinimo Balse Hada Waxaa Uu Ka Mid yahay Dhalinta Ku Shaqeysta Farsamada Gacanta Asigoo Ka Soo Bilaawey Meel Hoose Hada Waxaa Uu Sameyaa Sariiraha Miisaska Kuraasta Iyo Waxyaabo La Mid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here