Dhalinyarada ka shaqeysata Mobeelada celiska ah ee Magaalada Baydhabo oo ka hadlay

0
328

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ganacsatada iibisa mobeelada celiska kala duwan ee Magaalada Baydhabo ayaa waxey ka hadleen in sara u kac ku yimid qiimihii la kala siisanaayay mobeelada kuwa cusub iyo kowooda celiska ah, waxeyna sabaab ay uga dhigeen mobeeladii celiska ahaa oo lawaayay iyo kuwa cusubka oo qiimahooda lacag lagu darey.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here