Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Â Magaalada Baydhabo Ee Xaruunta Gobalka Baay ayaa si weyn looga dareemayaa Sicir barar ku yimaaday qiimaha lakala siisto Shidaalka, kuwaasi oo si weyn u dareemeen daraawalada wada noocyada kala duwan ee Gaadiidka.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar