Qoraa abaal-marin qaali ku guuleystay

0
212

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qoraaga u dhashay dalka Koonfur Afrika Damon Galgut ayaa ku guulaystay abaal-marinta qaaliga ah ee Booker Prize ee shekooyiinka khiyaaliga.
Waxaa uu guushan ku muteystay buugiisii ugu dambeeyay ee lagu magacaabo The Promise.
Galgut, oo horay saddex jeer loogu soo xulay tartanka kama dambeysta abaalmarin 2003 iyo 2010, ayaan labadaas mar ee hore kuguuleysan.
Waxaa uu ku guuleystay abaalmarin lacageed oo dhan 50,000 oo giniga ingiriiska maalintii Arbacadii.
Qoraagu waxa uu sheegay in uu ” si qoto dheer, ugu farxay ” abaalmarinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here