Munaasabad Xilka kula wareegaayey Gudoomiyaha cusub ee gobolka Shabeelada hoose oo lagu qabtay Baraawe.

0
410

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabad uu xilka kula wareegayay Gudoomiyaha cusub ee gobolka Shabeelada hoose ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Baraawe ee Caasimada Koonfur Galbeed, waxaana munaasabadaasi ka soo qeyb galay Wasiirado Arimaha gudaha, dowladaha hoose iyo dib-uheshiisinta Koonfur galbeed, dhalinyarada, xildhibaano, odeyaasha dhaqanka, ururada bulshada iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here