Juventus Oo Dalbatay Saxiixa Xiddig U Jooga Real Madrid , Waa Kuma?

0
235

Kooxda Juventus ayaa dalbatay in ay helaan mid ka mid ah xiddigaha Real Madrid marka suuqa jilaalka uu furmo January .

Sida warbaahinta Spain soo xiganeyso , Juve waxa ay ka dabadeen Real in ay amaah ku qaataan Hazard inta ka dhiman xilli ciyareedka

Hazard ayaan joogto u safan kulamada kooxda sababo la xariira dhaawacyo taasi oo ay sii dheer tahay heerka ciyaareedka wacan ee Vinícius Júnior .

Hazard horay ayu loola xariiriyay Juve gaar ahaan markii xagaagaan uu Ronaldo ka soo tagay kooxdaas balse mar waliba gaashaanka ayuu u daruuraa in uu ka huleelayo

Hishiiska Hazard ee Real ayaa dhacaya xagaaga 2024-ta waxa ayna warar badan tilmaamayaan in laacibka uu doonayo ugu yaraan in xilli ciyaareedkaan uu joogo

Haatan , waxa ay kubadda tal garoonka Real oo laga sugayo in ay ka jawaabaan dalabka Juventus.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here