Munaasabad Sabar-loogayaal lagu Guddoonsiinayey 2,287 Qoys oo barakacayaal ah Oo lagu qabtey Degmada Baydhabo.

0
245
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Qorsheynta,Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ku qabatey munaasabad Sabar-loogayaal lagu Guddoonsiinayey 2,287 Qoys oo barakacayaal dib u dejin loogu sameeyey Degmada Baydhabo.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here