Ronald Koeman Oo Ka Hadlay Weerarkii Ay Taageerayaasha Barcelona Ku Qaadeen Kadib Guuldaradii El Clasico.

0
234

Tababaraha Kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ka hadlay  weerarkii ay Taageerayaasha Barcelona u qaadeen baabuur-kiisa kadib guuldaradii El Clasico ee horyaalka La Liga.

Taageerayaasha Barcelona ayaa weerar ku qaaday tababaraha kadib markii uu ka sii baxayay garoonka kadib guuldaradii El Clasico ee horyaalka La Liga.

Koeman oo ka hadlaya shirkii ka horeeyay kulanka Rayo Vallecano ayaa yidhi”Waxan u malanayaa in uu jiro xal loo heli karo wixii dhacay, aniga ahaan waa dhibaato”.

“Waxa igu dhacay waxa ay ku dhici karaan cid walba hadii ay yihiin xiddigo ama tababarayaal, laakiin waa in xal loo helo”ayuu sii raaciyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here