Barakacyaasha Kaamamka Magaalada Baydhabo Oo Dalbaday Bacyaha Roobka.

0
223

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa bilowday Xili Roobaadka Deyrta, Magaalada Baydhabo ayaa si weyn looga Dareemay iyagoo qabow xoogan jiro habeenkii ayaa Kaamamka Baydhabo waxaa ku nool ku dhawaad nus milyan oo dad barakacayaal ah kuwaasi oo Hoy ahaan ugu nool laba Mitir oo aan aheyn kuwa ka celiya Qabowga iyo roobka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here