Gabar ka mid ah Gabdhaha laga soo barakiciyay Laascanood Oo codsatay in shaqo abuur loo sameeyo.

0
429

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sacdiya Xuseen Waxa ay iyadoo yar ka baxdey Deegaanka Awdiinle Ee Gobolka Baay, waxay iyada Iyo Qoyskeedaba Mudo Fara Badan Ku Noolaayeen Magaalada Laascaanood Ee Gobolka Sool halkaasi Oo ay u doorteen in ay ka helaan Nolol balse mudo kadib waxa Qoyskeeda iyo Boqolaal Kale Oo qoysas ah laga soo masoo furiyay Deegaankii ay Mudo ku Noolaayeen.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here