Wasiir lagu eedeeyay in muhaajiriin u diiday dalkiisa oo maxkamad la soo taagay

0
255

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha ee Talyaaniga, Matteo Salvini, ayaa la soo taagay maxkamad ku taalla Sicily, isaga oo lagu eedeeyay inuu ka hor istaagay dooni muhaajiriin sidday in ay soo xirto bishii August 2019.

Mr Salvini, oo ah hoggaamiyaha xisbiga garabka midig ayaa lagu soo oogay dacwad la xiriirta afduub iyo in uu ka gaabiyay waajibaadkiisa.

Tiro kale o hore wasiir uga ahaa Taliyaaniga ayaa loo yeeray si ay ugu marqaati furaan.

Haddii Mr Matteo Salvini lagu helo dacwadaha lagu so oogay waxaa uu wajahi karaa 15 sano oo xabsi ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here