Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sanad walbo jaamacadaha dalka Soomaaliya aya wax ka qalin jabinaysa in ka badan kumanaan arday, sidaas oo ay tahayna ma helaan marka ay waxbarashada dhamaystaan shaqooyinkii ay ku taami jireen intii ay waxbarashada ku jireen. Qaar badan oo ka mid ah way tahriibaan, halka qaar kale oo badan ay iska joogaan xaafadaha iyagoon wax camal ah hayn.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi