Madasha Horumarinta Waxbarashada Carruurta Aragga Naafada ka ah Oo Lagu Qabtey Magaalada Baydhabo.

0
215

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan oo ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen Wasarada Waxbarshada dowlada goboleedka koonfur galbeed soomaaliya iyo mid Ka mid ah hay’adaha ka shaqeeyo hormariinta arimaha waxbarshada Dadka baahiyaha gaarka qaba ayaa waxaa inta badan looga Hadlaayey hormarinta waxbarshada dadka baahiyaha gaarka qaba si Ay ula mid noqdaan bulshada inteed kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here