Wasaarada Caafimaadka KG Oo Magaalada Baydhabo ku daahfurtey Mashruuca Marwo Caafimaad.

0
359

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Caafimaadka DGKGS ayaa Tababar socon doono mudo 45 Maalin ah Baydhabo uga furtey 80 Gabdhood oo laga kala keeney Degmooyinka Waajid, Hudur iyo Baydhabo kuwaas oo labari doono Casharo la xariira Caafimaadka Hooyada iyo Dhalaanka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here