Maamulka Iskuulka Dr Ayuub Ee Baydhabo Oo dalbaday in Ardeyda loo dhiso Maktabad.

0
378

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maktabada waa qeyb ka mid ah wax yaabaha u muhimsan in ay yeeshtaan goobaha waxbarshada sida iskuulada iyo jaamacadaha, Dr Ayuub Primary And Secondry School oo ka mid ah iskuuladii ugu horeyay magaalada Baydhabo laga furo ahna iskuul dowladeed ayaa laheyn maktabad u gaar ah ardayada.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here