Xaflad Lagu Dahfuraayey Jaamacada Almarwaazi Faraceeda 6aad oo Lagu qabtey Magaalada Baydhabo .

0
240

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo waxaa lagu qabtay Munaasabad balaaran oo lagu daahfurayey jaamacadda Almarwaazi faraceeda 6aad Baydhabo ,iyadoo ka mid tahay jaamacadaha dalka oo xarumo badan ku leh goobalada dalka soomaaliya ayaa waxaa ka soo qayb galeen xafalada maamulka jaamacadda, waxgarad,aqoonyahano iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here