Dadkii dhawaan Laga soo Masaafuriyay Magaalada Laascaanood oo Loogu deeqey dhul Beereed.

0
235

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si ay uga mid noqdaan Beeralayda Koonfur Galbeed dadkii dhawaan laga soo masaa furiyay Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa waxaa dalada iskaashatada Beeralayda Gobolka Baay ugu deeqeen in ka badan laba boqol oo higtar dhul Beereed ah.

Abdinuur Ibraahim Mahamed Gudoomiyaha dalada iskaashatada Beeralayda Gobolka Baay ayaa waxa uu sheegey in dhulkaan ay uga tala galeen sidii dadka laga soo masaa furiyay magaalada Laas caanood loogu maalgeliyo si ay waxa ay ayagu soo saarteen ugu baahi baxaan islamarkaana qeyb weyn ka qaataan wax soo saarka Beeraha dalka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here