Mid ka mid ah dhalanyaradii ka soo barkacdey Laascanood oo codsadey in shaqo abuur loo sameeyo.

0
281

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maxamed Ibraahim oo 29 sano jir ah waxaa uu ka mid yahay boqolaalkii qofood ee laga soo barkiciyey Magaalada Laascanood ee gobolka Sool ee dhawaan soo gaarey Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay, waa wiilka kaliya ee 5 carruur, hooyo iyo aabe ay ku tiirsan yihiin marka laga hadlo dhaqaalaha guriga, waxbarashada iyo caafimaadka.

Warkung Waliba niga haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here