Wasaarada Haweenka KG Oo Dhar iyo Kabo Ugu Deeqdey Haweenka iyo Caruurta Laga Soo Barakiciyey Magaalada Laascaanood Ee Gobolka Sool

0
364

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaarada Haweenka Iyo Xaquuqal Insaanka Arimaha Qoyska Dowlada Goboleedka Konfur Glabeed Soomaliya Marwo Fahiima Cusmaan Cumar Iyo Xubno Kale Oo Ka Tirsan Shaqaalaha Wasarada ayaa Waxey Deeq Isuga Jirta Dhar iyo Kabo ay Gaarsiiyeen Qaar Ka Mid ah Dadkii Laga Soo Barakiciyey Magaalada Laascaanood Ee Gobolka Sool Oo Ku Sugan Xarunta ADC Ee Magalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here