Aabe Heysta in ka bdan Taban Carruur ah, Iyo Hooyadood Oo Noloshooda Ku Maareeya Kaba Tolista Mudo Ka badan Labaatan sano.

0
422

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Aadan Xuseen Cali waa Aabe soomaaliyeed wuxuuna ku nool yahay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, subax walbo wuxuu u soo kalahaa sidii uu u raadin lahaa nolal maalmeedka qoyskiisa wuxuuna ku shaqeeya suuqa weyn Ee Magaalda, waxaan ay shaqdiisa ay tahay dadka sameeyo kawaha Banbiirada oo ay isticmaalaan Bulusha weynta soomaaliyeed gaar ahaan dadka beeralayda  ah.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here