Jaamacada Zamzam ee Magaalada Baydhabo Oo kulan Dhiiragelin ah u qabatey ardeyda cusub ee ku soo biirtey jaamacadaasi.

0
265

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan ayaa isugu jirtey Mid loogu Mahadcelinaayay Ardeyda Sanadkaan ku soo biirtey Jamaacada ZamZam qeybteeda Baydhabo iyo mid lagu Shaacinaayay Tirida Ardeydaas.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here