Barakacayaasha Kaamka Indhooliyaasha Ee Alla Aamin Oo Codsaday in Loo dhiso Xaruun Caafimaad.

0
267

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kaamka indhoolayaasha Alla Aamin oo ku yaala duleedka Magaalada Baydhabo ayaa lahayn Cisibitaal baahida Caafimad ee dadkaas qabaan buuxin kara.

Saciid Macalin Gaabow Gudoomiyaha Kaamka indholayaasha Alla Aamin ayaa waxa uu dalbanayaa in kaamkaas ay u baahan yihiin in loogu dhiso Cisbitaal maadama ay dhibaata kala duwan ku qabaan sidii ay u heli lahaayeen Adeeg Caafimaad.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here