Kulanka Dib u Eegista Waxbarashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Baydhabo Ka furmay

0
183

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Waxbarashada Koonfur Galbeed soomaaliya ayaa Baydhabo ku Daahfurtey Kulan Looga Hadlaayey dib u Eegiista xaladaha Waxbarashada xiligan Deegaanada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here