Arday ka qalin jebisay Dugsiga Sare Ee Degmada Xuddur Oo Munaasabad Dhiiri galin ah Loogu Qabtay Gudaha Iskuulkaasi.

0
203

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabad Lagu Dhiira Gelinaayey Ardeydii Uga Horeysey Oo Ka Qalan Jibisey Dugsiga Sare Ee Degmada Xudur Ee Xarunta Gobolka Baakol Waxaana Ka Soo Qeyb Galey Maamulka Degmada Xudur, Gudoonka Waxbarshada Degmada Maamuliyaasha Iskuulada iyo Macalamiinta Degmada, Waaladiin Iyo Marti Sharaf Kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here