Barakacyaasha ku nool Kaamka Indhoolayaasha ee Baydhabo Oo Codsadey in Gargaar La soo gaarsiiyo.

0
235

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kaamka ay ku nool yihiin dadka indhooliyaasha ah ee Al-Aamin Ee Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay yihiin kuwa aan gargaar helin mudooyinkii u dambeeyay, waxaana Maamulka Koonfur Galbeed iyo Hay’addaha ka shaqeeya Arimaha Samafalka ka dalbadeen in la caawiyo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here