Maamulka dhalinyarada Xaafadda Towfiiq ee Magaalada Baydhabo Oo sharxaad ka bixiyay Qorshaha Hormarinta Dhalinyarada Xaafadaasi

0
206

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Isxaaq Maxamed Kheyre gudoomiyaha dhalinyarada Xaafadda Towfiiq ee Magaalada Baydhabo ayaa sheegey in muhiimadooda ugu weyn xiligaani ay tahay sidii ay u horumarin lahayeen dhalinyarada xaafaddaasi sida waxbarashada, shaqooyinka iyo in ay helaan wacyi-galin ku aadan sidii ay degaankooda ay ku joogi lahayeen.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here