Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Dhagax dhigay Dhowr Mashaariic oo kala Duwan sida Garoonka kubada Cagta,Xarunta ay ku shiraan Bulshada,Buundooyinka Magaalada Baraawe iyo Xarumaha Dowlada.
Munaasabada Dhagax dhiga waxaa sido kale qeyb ka ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka KG,Wasiiro,Xildhibaano,Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose iyo Bahda Ciyaaraha Magaalada Baraawe ee Caasimada DGKGS.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar