Qaar Ka Mid Ah Barakacyaasha Ku Nool Duuleedka Magalada Baydhabo Oo Dalbadey In Laga Caawiyo Waxyaabaha Noolasha Aas Aaska u ah.

0
230

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kaamka Loojer oo Ka Mid ah Kaamamka Ku Yaala Duledka Magalada Baydhabo ayaa Waxaa Ku nool Bulsho Fara Badan oo Daruufo Kala Duwan Uga Soo Barakacaeen Degaanadoodad

Barakacayaasha ku nool Kaamka Loojer ayaa Waxey Raadiywo Arlaadi Uga Warbixiyeen In ay Si aad ah Uga Baahanyihin Waxyaabaha Noolshada Aas Aaska u ah Ayigo Iyo Caruurtoodabada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here