Shacabka Magaalada Baydhabo Oo ka hadleen sida ay u arkaan Barnaamijka hanaanka daadejinta adeegyada dowlada Oo dhawaan Wasaarada Arimaha Gudaha KG Dahfurtay.

0
219

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah shacabka Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay ka hadleen sida ay u arkaan hanaanka daadejinta adeegyada dowlada iyo dowlad wanaaga waxaana xili aan makaroofanka la dhex marey ay iiga warameen aragtidooda ku aadan hanaanka daadejinta adeegyada dowlada.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here