Xaruunta Ganacsiga Malabka iyo qalabka lagu xanaaneeyo Shinida oo laga furey Magaalada Baydhabo.

0
312

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo weli dadka dhaqda shinida ay isticmalayaan geedo la gurey iyo aqabkii hore ayaa Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa waxaa laga hir galiyey xarun ganacsi oo lagu magacaabo xarunta iibinta malabka iyo galabka lagu xanaaneyo shinida Kaafuur kuwaasi oo ah kuwo casri ah, waxaana Magalada Baydhabo ka furey dhalinyaro isku maskax darsadey oo ku fikireen maxey u baahan yihiin dadka ku nool Magaalada Baydhabo iyo tuulooyinka ka tirsan.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here