Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha KG Oo Daah furey Shir looga Hadlaayey Daadajinta Nidaamka Dowladnimada.

0
245

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasarada Arimaga Gudaha Dowladaha Hoose Iyo Dib u Heshiisiinta Dowlada Goboleeedka Maxamed Abuukar Abdi ayaa Waxaa uu Daahfurey Shirka Isku Xirka Hay’adaha Ku Lug Leh Dowlada Hoose Iyo Xasilinta KGS.

Waxaana Shirka Ka Soo Qeyb Galey Qaar Ka Mid ah Masuuliyiinta Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Iyo Wakiiilo Ka Socoda Hay’adaha Ka Howlgal Degaanada KGS.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here