Wasaarada Qorsheynta KG Oo Soo Gaba-Gabeesay Kormeerka Wejigii Labaad ee Mashaaricda SOMREP.

0
412

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kormeerkaan qaatey Mudo Sedex Maalin oo ay si wada jir ah u sameynaayay qaar ka mid wasaaradaha Hormarinta Arimaha Bulshada Dowlad Goboleedka KG Oo ay ugu horeyso Wasaarada Qorsheynta KG ayaa waxaa uu ahaa mid loogu kuur galaayay Mashruuca SOMREP Oo ah Mashruuc weyn oo ka socda Magaalada Baydhabo iyo Deeganada kale hoos timaada kuwaasi oo kala ah taagerida Beeralayda dib u dhiska kaabayasha dhaqaalaha, taagerida dadka danyarta ,shaqa abuur loo sameynayo dadka Barakacayaasha iyo Sidii loogu hortagi lahaa Aafooyinka dabiiciga ah ee dhaca.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here